Home Wararka Somaliya Galmudug Wafuud Culus oo maantay Gaaray Degmada Hobyo iyo Faahfahin kasoo Baxaysa Safarkooda(Sawiro)

Wafuud Culus oo maantay Gaaray Degmada Hobyo iyo Faahfahin kasoo Baxaysa Safarkooda(Sawiro)

0

Diyaaraddii Kowaad oo Sida masuuliyiin xilal kala duwab ka soo qabtay dalka, Ganacsato iyo Aqoon yahano reer Galmudug ah ayaa hadda ka degtay degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Ujeedka wafdigaan maantay Hobyo Tagaya ayaa ah Dhismaha Dekadda Hobyo oo ay iska kaashanayaan Shirkadda Baraarug, Ganacsatada Soomaliyeed iyo Shirkad laga leeyahay Dalka Turkiga oo shaqo wadaag la ah Baraarug.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug C/raxmaan Cali Diiriye Isxal, Maamulka degmada Hobyo, Masuuliyiinta Baraarug, GOB iyo Ganacsato ayaa Garoonka ku soo dhaweyey wafdigaan.

Ad
Previous articleMidowga yurub “Rabshadaha ma ahan wado horay u wadeysa dalka Soomaaliya. Midowga Yurub waxaa uu cambaareynayaa dilalka ku saleysan siyaasadda
Next articleCabdiraxmaan Cabdishakuur oo iska Diiday Baaq uu u Diray Madaxweyne QoorQoor