Home Wararka Maanta Wafdi Kasocda Soomaaliya oo Itoobiya Kala Hadlaaya Badda Soomaaliya oo Hoordhow Duulay

Wafdi Kasocda Soomaaliya oo Itoobiya Kala Hadlaaya Badda Soomaaliya oo Hoordhow Duulay

0

Wafuud labada dal kasocota ayaa u socdaalay Ankara Turkiga, DFS ayaana hadda qiratay wada xaajoodka.

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa wadahadal uu uga furmayaa Ankara, Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Fiqi ayaa u ambabaxay Ankara Turkiga.

Itoobiya, wey diiday ka laabashada Is Afgaradkii ay lagashay Somaliland, sidaas oo kale wey diiday in ay is beeniso, oo ay shaaciso in ay khalad gashay.

Sharuuda horey ugu dhagtay Soomaaliya ayaa ahayd in Itoobiya ka laabato heshiiska, laakiin Itoobiya waa diiday sharuudaas, waxa laga gorgortami doona ma cada, maadaama Itoobiya waxay doonaysaa ay tahay Badda Soomaaliya, oo aan ku oolin soohdin labada dal u dhaxaysa.

Ad
Previous articleFaahfaahin Qarax Ka Dhacay muqdisho iyobCida Lala Eegtay
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka dhashay Dagaalkii Saakay Ka Dhacay Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here