Home Wararka Maanta Wae Deg Deg ah: Maqaayad lagu Daawanaayay Oo laisku Qarxiyay

Wae Deg Deg ah: Maqaayad lagu Daawanaayay Oo laisku Qarxiyay

0

Maqaayada Top Coffee oo ku taala Degmadda Boondheere ayaa lala beegsaday Qarax ismiidaamin ah.

Dad ka badbaaday oo ay la hadashay Shabelle ayaa xaqiijiyey dhimashada dhalinyaro ciyaaro ku daawanaysay goobta oo mashquul badneyd, sidoo Kale dhaawacyo ayaa jira.

Qaraxa oo goodhow dhacay ayaan weli la saadaalin karin qasaarihiisa, hasa ahaatee gurmad kala duwan ayaa socda.

.

Ad