Home Wararka Maanta Wadahadaladii ugu Danbeeyey ee Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara oo la Waqtiyeeyey

Wadahadaladii ugu Danbeeyey ee Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara oo la Waqtiyeeyey

0

Soomaaliya & Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya Ankara, iyagoo ka wada hadlaya damaca Itoobiya ee Baadigoobka biyo aysan xaq u laheyn.

Sadex Is arag oo ka dhacay Nairobi & Ankara ayaa fashilmay oo aan waxba kasoo bixin, waxaana kulankan uu yahay midkii u dambeeyey haddii aan la heshiin waxay ka dhignaanaysaa kala tag baaxad weyn.

Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa Haatan Qarka Usaaran Dagaal Taas oo laga Cabsu Qabo Hadii La Heshiin Waayo inay Gacmaha Isla Galaan.

Itoobiya ayaana Si wayn Haatan Uga Xumaatay Ciidamada Maasirada ee Soomaaliya imanaaya Dhawaan Taas oo ay ku sheegtay Itoobiya in Goblaka uu qatar Amni Wajihi Doono.

Ad
Previous articleKoonfurgalbeed oo Si Adag ugu soo Jawaabtay odayaashii Hawiye
Next articleBooliska Soomaaliya oo War layaab leh Kasoo Saaray Hoobiyayaashii Muqdisho Lagu Garaacay