Yaxya Ibraahim Xasan Sinwar oo ah 61 sano jir, ayaa qabanaya Booskii Ismaaciil Haniya, waana nin adag oo aad ay uga walaacsan tahay Israaiil, 22 sano ayuu xirnaa oo ku jiray xabsiyada Israaiil.
Dariiqada Qasa ayay isku baacsadaan ciidanka Israaiil, hadda Yaxye wuxuuna hoggaamiyaa howlgalka gudaha ee kooxdan, dadka ugu doonista badan ee ay Israaiil raadinayso ayuu Liiska hore kaga jiraa.
Imaanshihiisa, waxaa la aaminsan yahay in ay kaalin weyn ka ciyaartay dawladda Iiraan, oo sida muuqata aad u diidanayd Mr. Mashcal in uu noqdo hoggaamiyaha kooxdan.
Howlgalkii duufaanta Qasa in uu maskaxdeeda qeyb lixaad leh ka qaatay ayaa u diwaangashan, madaxiisana waxaa dulyaala Lacag dhan $400,000 Dollar.
Ad