Home Wararka Caalamka Volodymyr Zelenskyj oo diiday Dalabka Ruushka ” Sharuudaha ma buuxin karno ee...

Volodymyr Zelenskyj oo diiday Dalabka Ruushka ” Sharuudaha ma buuxin karno ee Na Baabi’iya ”

0

Madaxweyne Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay in Ukraine aysan buuxin karin sharuudaha uu doonayo Ruushka isagoo ku eedeeyay Ruushka inuu doonayo inuu burburiyo dalka.

Ad