Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Salad ayaa maanta kormeeray isbedelka amni ee Suuqa Bakaaraha, halkaasoo muddooyinkii u dambeeyay amnigeeda uu soo hagaagay, isla markaana laga hortagay falalkii amni darada iyo dilalka kooxaha hubeysan ka geysan jireen.
Kormeerka Agaasimaha NISA ayaa sidoo kale ahaa mid uu ugu kuur-galayay wixii ka hirgalay amarkii Hey’adda ee ahaa in Ganacsatada goobahooda ganacsi ku xiraan kaamirooyink qarsoon ee loo yaqaan CCTV, si ay ugu qeyb qaadato sugidda amniga, nafta iyo hantida Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Suuqa ku ganacsanata
Intii uu Agaasimaha NISA ku guda jiray kormeerkiisa ayuu suuqa ku lugeeyay, waxaana uu si gaar gaar u arkay Ganacatada ku ganacsatada oo uu ka wareystay xaalada amni ee suuqa.
Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni
Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay
In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan
Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday
Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad