Home Wararka Maanta Taliye Ka mid Ahaa NISA Qaybta Galmudug oo Ku Geeriyooday Dagaalka Ka...

Taliye Ka mid Ahaa NISA Qaybta Galmudug oo Ku Geeriyooday Dagaalka Ka Socda Duleedka Caabudwaaq

0

Taliye Faysal Nuur Salad oo kamid ahaa Sarakiisha Nabad Sugiida, Fasal waxaa uu ku dhintay iska hor imaad ka dhacaay inta u dhaxeysa Degmoyinka Balanbale iyo Cabudwaaq.

Faysal waxaa uu ahaa kamid ahaa sarakiisha ugu firfircoon Galmudug kaas oo Goordhow Geeriyooday.

Ciidamada NISA Galmudug iyo Maleeshiyo Ka Tirsan Beesha Marexaa ayaa Dagaal Culus Dhexmaray Kadib Markii Gadiid Hub Waday oo Nisa Galbinaysay Ay Wadada Ugaleen Maleshiyaadkaan Kuwaas oo Dhacay Mid ka Mid ah Gaadiidkii hubka Waday lama Oga Ilaa Hada Halka Uu ku Wajhanaa Hubkaan

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleDagaal Ka Dhacay Duleedka Caabudwaaq oo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay
Next articleYaa Iskalahaa Hubka Faraha Badan ee Dhiiga Badan ku Daatay ee Gacanta U galay Galabtay Beesha Mareexaan?