Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Taliye Cabdulqaadir Dagaal oo Goordhow La Dilay iyo Xiisad Culus oo Taagan

Taliye Cabdulqaadir Dagaal oo Goordhow La Dilay iyo Xiisad Culus oo Taagan

0

Allaha unaxariistee Taliyihii Ciidanka Daraawiishta ee Gobalka Shabellada dhexe ayaa saka lugu toogtay deegaan hoostaga xaaji cali, halkaas oo ay howla nabadeed uu kadhax waday beelo isku haysta dhul daaqsimeed.

Taliye Abdi Qadar mohamed xaashi(Juuqlaawe) waxaa toogtay mid kamid ah askarta Maleeshiyaadka deegaanka, kaas oo kasoo jeeda beesha cabdalle Caroole, halka Taliyahuna uu kasoo jeedo beesha Duduble.

Taliyaha oo ahaa nin dhalinyaro ah ayaa halkaas, kula dhax joogay labo Beel oo walaalo oo kasoo wada jeeda beesha Harti Abgaal, balse dagaal Nasiib daro uu u dhaxeeyo.

Ad
Previous articleBoqoortooyada Sacudiga oo ku dhawaaqday arrin ka farxisay dowlada Soomaaliya
Next articleSidee ayuu Dhacay Dilka Taliye Juuqlaawe ee lagu Dilay Xaaji cali