Home Wararka Maanta Taliye Boolis oo Ku Dhintay Dagaal Qaraar oo Tan iyo Saakay Ka...

Taliye Boolis oo Ku Dhintay Dagaal Qaraar oo Tan iyo Saakay Ka socda Galmudug

0

Alle ha naxariister Taliye kuxigeenkii Saldhiga Booliiska Caabudwaaq juujuule ayaa ku dhintay dagaalka ka socda waqooyiga Galgaduud, xili Ciidamada BooliisKa Galmudug ay ku howlanaayeen in ay Kala dhex galaan maleeshiyaadka dagaalamaya ee kasoo Kala jeeda Xeraale iyo Caabudwaaq.

Dhowr askari oo Booliiska ka tirsan ayaa iyagana ku dhaawacmey goobtaasi, waxaana halkaasi ku baxey ciidamo ka kala yimid saldhigyada kale ee Booliiska oo isku dayaya in dirirtan la joojiyo.

Ciidamo xooggan oo isugu jiro Booliiska Galmudug iyo Nabadsugida oo uu wato Taliyaha qaybta Booliiska Galmudug Col. Khaliif Cabdulle ayaa ku baxay halka ay ku dagaalamayaan maleeshiyaadka kasoo Kala jeeda Xeraale iyo Caabudwaaq oo tan iyo saakay dagaal lagu martey uu ka dhex aloosnaa.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Ceeldheer iyo Saraakiil Ku Dhimatay
Next articleLaftagareen oo Ciidamada Itooboya Kala Hadlay Amniga Koonfurgalbeed Xili Dowlada Soomaaliye Sheegtay in Itoobiyaanka Lasaraayo