Home Wararka Caalamka Sweden oo ku dhawaaqday inay Qaabileyso Qaxootiga ugu yaraa Mudo 50 sano...

Sweden oo ku dhawaaqday inay Qaabileyso Qaxootiga ugu yaraa Mudo 50 sano ah

0

Saadaasha Hay’adda Socdaalka ayaa lagu sheegay in dalka Iswiidan ay u muuqato in ay qaabili doonto tiradii ugu yareyd ee magangalyo doon ah tan iyo sanadkii 1997-kii.

Tirada Qaxootiga ayaa noqoneysa markii ugu horeysay muddo ka badan 50 sano ay Iswiidhan qaabishay tiro sidaasi u yar.

Wasiirada socdaalka Maria Malmer Stenergard ayaa shir jaraa’id oo ay qabatay Khamiistii maanta waxa ay kaga hadashay isbadalka socdaalka Sweden.

“Markii ugu horreysay muddo 50 sano ka badan oo Iswiidhan ay aragto tirooyin aad u yar ee dhanka socdaalka,” ayay tiri.

Dowlada Sweden ayaa isbadal ku sameesay Sharciyada Qaxootiga ee Wadanka taasi oo keentay in qaxooti badan iska dhiibaan wadamada kale ee yurub.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleDowlada Britain oo Xabsi ku Xukuntay Ragii ka danbeeyay Rabshadaha ka socda Dalkaasi
Next articleMidowga Afrika oo diiwaan-geliyay musharraxiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika iyo Soomaaliya oo….