Home Wararka Maanta Sidee ayuu u dhacay Dilkii ninkii kitaabka Quraanka ku Gubay Swedan?

Sidee ayuu u dhacay Dilkii ninkii kitaabka Quraanka ku Gubay Swedan?

0

Ninkii sababta u ahaa inay dhacaan banaanbaxyo rabshado wata ka dib marki uu gubay kitaabka quraanka ayaa toogasho lagu dilay dalak Sweden, sida ay warbaahinta maxalliga sheegtay.

Salwan Momika oo 38 jir ah ayaa la sheegay in lagu dilay guri ku yaalla Södertälje, oo ka tirsan magaalada Caasimadda ee Stockholm, fiidnimadii Arbacada.

Rabshadaha ayaa dhacay ka dib markii uu Mr Momika dab qabadsiiyey nuqul ka mid ah kitaabka quraanka, meel dibadda ka ah masaajidka bartamaha Stockholm sannadkii 2023.

Mr Momika iyo qof ay wada noolaayeen ayaa lagu eedeeyey inay xiriir la leeyihiin gubidda quraanka, laakin xukunkiisa ayaa la filayey in Khamiista lagu dhawaaqo, kaasoo dib loo dhigay ka dib “la xaqiijiyey in mid ka mid ah isdifaacayaasha uu geeriyooday” sida ay shegtay maxkamadda degmada Stockholm.

Booliska Stockholm ayaa u sheegay warbaahinta SVT News in nin da’diisa lagu qiyaasay 40meeyo oo la toogtay laga helay guri, kaasoo markii dambe geeriyooday.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSalman Momika oo Kitaabka Quraanka Gubay Dhowr Jeer oo Toogasho lagu Dilay
Next articleXasan Shiikh oo Warqadaha Aqoonsiga ka Gudoomay Danjirayaal uu ku jiro kan Falastiin