Home Wararka Maanta Sidee ayuu Dhacay Dilka Taliye Juuqlaawe ee lagu Dilay Xaaji cali

Sidee ayuu Dhacay Dilka Taliye Juuqlaawe ee lagu Dilay Xaaji cali

0

Geerida TalIyihii Ururuka Seddexaad ee ciidamada Daraawiishta Cabdiqaadir Maxamed Xaaji.

Deegaanka Xaaji Cali: Taliyaha iyo ciidamo uu hoggaaminayo ayaa ku baxay Qoys qof laga dilay oo u dhashay beesha Cabdalla Caroone xilli ay aasanayeen marxuumka laga dilay, xiligaas waa ay hubeysnaayeen balse Taliyaha ayaa doonayay in uu kala hadlo in ay xareeyana hubka.

Isfahm Waa soo kala dhexgalay ayaa sababay in ay rasaas dhacdo, goobta waxaa ku geeriyooday Taliyihii Daraawiishta Gobalka Shabeelada Dhexe Juuqlaawe  iyo dad shacab ah oo tiradooda lagu sheegay labo ruux oo ay mid dumar tahay sidoo kalena waxaa dhaawacan labo ruux oo kale.

 

Ad
Previous articleTaliye Cabdulqaadir Dagaal oo Goordhow La Dilay iyo Xiisad Culus oo Taagan
Next articleWar Hor Leh oo Kasoo Kardhay Geerida Taliye Juuqlaawe iyo Dad Kale Uu Geeriyooday iyo Kuwa Nolosha Lagu Qabtay