Mid ka mid ah shuruudaha Musharaxnimada golaha Shacabka ee ka midka ahaa habraacii doorashada.
Qodobka 8aad in Saraakiisha/Taliyeyaasha Ciidamada, xubnaha guddiyada madaxa bannaan ee Qaramka haddii ay tartamayaan inay is casilaan Saddex todobaad ka hor waqtiga diiwaan gelinta.
Haddaba Kusimaha Taliyaha NISA G/Sare Yaasiin Farey ayaa gudbin wax istiqaalad ah, markii uu is sharaxayay, sidoo kale waxa uu ka degay Dhuusamareeb isagoo Taliye ah oo ay ilaalinayeen Ciidanka NISA ee uu madaxda u yahay.
Ad