Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Shirka oo uu shir guddoominayo R’iisul Wasaaraha XFS mudnae Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya dhamaan madaxda Dowladaha Xubnaha ah DFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Ad