Home Wararka Maanta Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhaw furmay iyo Qodobada looga hadlayo (Sawirro)

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhaw furmay iyo Qodobada looga hadlayo (Sawirro)

0

Waxaa goordhay xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed si rasmi ah uga furmay shirka golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ugu sareysa iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Shirkan waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ka furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka qeyb galaya Ra’isul Wasaaraha iyo madaxda maamul goboleedyada marka laga reebo maamulka Puntland.

Inta uu socdo shirka wadatashiga Qaran ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed

Shirkan ayaana kusoo aadaya xilli xasaasi ah oo dalka ka socdaan howlgalo ka dhan ah kooxda Al Shabaab , waxaana shirkan sannadkan qaadacay maamulka Puntland oo horey u shaacisay in ay xiriirka u jareen dowladda federaalka.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleGaraadada Laascaanood oo Diiday Dalab ugu Yimid Dowlada Itoobiya
Next articleCusaama Ibraahim Aadan oo lagu dilay dalka Canada Xili uu socday Goobtiisa Shaqada