Home Wararka Maanta Shirka Golaha Wadatashi Qaran oo Maantay Hakad Ku jira Iyo Dadaalo Socda...

Shirka Golaha Wadatashi Qaran oo Maantay Hakad Ku jira Iyo Dadaalo Socda Wali

0

Inkastoo ay weli furan tahay gogosha wada-hadalka ee Madasha Wadatashiga Qaran, haddana dad badan ayaa calaamad su’aal saaraya sida loo heshiin karo, iyadoo ay xoogaysanayso faafinta dacaayado siyaasadeed oo ka baxsan arrimaha dhabta ah ee ay dooddu ka taagan tahay.

Illaa iyo xalay waxaa warbaahinta qabsaday fasiraad u eg mid hal dhinac u xaglinaysa, taas oo ujeedkeeda loo fahmi karo dagaal warbaahineed oo ka dhan ah Axmed Madoobe.

Sida dhabta ah, doodda ugu weyn ee caqabadda ku ah miro-dhalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran uga socda Xamar ay tahay aragtida doorashooyinka oo ay Villa Somalia ay u ololeyneyso qabashada doorasho qof iyo cod, iyo guddi doorasho oo mid ah, halka Axmed Madoobe uu doonayo doorasho u gooni ah.

Waxaa la isweyddiinayaa in xaaladdan cusub xal laga gaari doono, iyo in ay sidii hore loo arki jiray ku dhammaan doonto kala-tag iyo dacaayado hawada la isu mariyo oo natiijadeedu ay ku dambeynayso wixii la wada arki jiray.

Xasan Shiikh oo dib ugu laabtay Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan kusugnaa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka ah KooxdaAl shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa

Ilhaan Cumar oo ka hadashey Qorshe looga Tarxiilayo Dalka Mareykanka

Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Koongaraska Maraykanka, ayaa sharci-darro ku tilmaantay olole ay wadaan qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga iyo ganacsadaha Elon Musk, kaasi oo lagu doonayo in

Ciidanka Puntland oo lagu weeraray buuralayda Xabley ee Gobolka Bari

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib weerar ay xalay kooxda Daacish kusoo qaadday deegaanka Xabley ee degmada

Ciidanka Ahlu-suna oo dib loo dhisayo si ay u xoojiyaan dagaalka lagula jiro Al shabaab

Hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay jirto dib u howlgalinta ciidamadii Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe ka xoreeyay Al shabaab kuwaasi oo kusoo

Caalamka:- Dibad -baxyo xoogan oo ruxay Gobolo ka tirsan Dalka Turkiga

Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa ka qayb qaatay banaanbaxyo ka dhacay guud ahaan dalka Turkiga, kadib markii ninka ay sida weyn u loolamayaan madaxweynaha dalkaasi, Recep Tayyip Erdogan, xabsiga
Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Alshabaab Ku Sugnaa Galmudug oo Duqayn lagu laayay
Next articleDowlada Soomaaliya oo Go’aan Culus ka Qaadatay Ciidamada Itoobiya