Home Wararka Maanta Sheikh Muqtaar Rooboow oo Kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed (Sawiro)

Sheikh Muqtaar Rooboow oo Kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed (Sawiro)

0

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Caawa kulan la qaatay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa kasoo muuqday qaar kamid ah Culimada Ahlusunna Waljameeca oo ugu horreeyo Sheekh Cabdulqaadir Soomow, Sheekh Maxamed Kulmiye iyo mashaa’iq kale.

Kulanka ayaa ku koobnaa oo kaliya is barasho iyo sidii Culimada ula shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda.

Ad
Previous articleWasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Lacago duldhigtay ilaa 10 School
Next articleWaa kuma William Ruto – Maxayse yahay mowqifkiisii hore ee ku aadan Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here