Home Wararka Caalamka Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden ee Dowlada Cusub Qorsheeneyso

Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden ee Dowlada Cusub Qorsheeneyso

0

Dowlada Cusub ee Sweden kana socota dhanka Xisbiyada Midig ayaa la filayaa inay bilowda shaqadeeda iyo Heshiisyada ay horay u balan qaaday.

Bahda Somaliska ayaa Sharaxaad ka bixineysa Sharci Walbo iyo isbadalka uu leeyahay iyo kuwa horay u jiray waxa lagu soo kordhiyay qebta maanta waxaan ku eegeynaa arinta Qaxootiga.

Sharciyada Cusub ee Qaxootiga.

Sweden ayaa Sanad Walbo Qaxooti kasoo qaadata Caalamka gaar ahaan wadamada ay Colaadaha ay ka jiraan.

Dowlada Cusub ayaana dooneysa in Qaxootiga imaanaya Sweden ugu horeen laga yareeyo tirada hada ah lagana dhigo tiro lamid ah ama ka yar Wadamada kale ee Yurub.

Sharciga ayaa dhigaya Sidoo kale in Qaxooti Walbo oo soo gala Sweden xita kuwa lasoo qaaday la siiyo Sharci kumeel gaar ah halka maanta sharci abadi ah la siiyo kuwa lasoo qaado.

si lamid ah kuwa dalka iska dhiiba ayaa sharcigooda sii ahaanaya mid ku meel gaar ah

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleDEG DEG: Gudoomiyihii Degmada Jalalaqsi oo Ka Mid noqday Dadka ku Geeriyooday Qarax goordhow Ka Dhacay Dedmadaas(Sawiro)
Next articleTurkiga oo tijaabiyay gantaal ballistic ah oo dulmaray badda madow