Taliyaha NISA, Sanbaloolshe iyo kan dhulka ee Militeriga Soomaaliya, S/Guuto Sahal ayaa gaaray degaano ka tirsan Shabellada Dhaxe, si gacanta loogu soo dhigo Maleeshiyaadkii dilay askar ka tirsan xoogga dalka, kuwaas oo si bareer ah loo beegsaday, kadib markii wadada loo galay.
Wasaarada Gaadhaandhiga ayaa caawa cambaareyse falkaas, degaanka Ceelbaraf loogu leeyey Askar ka tirsanaa Militeriga Soomaaliya.
Ad