Home Wararka Maanta Saraakiil ka Socota Ruushka oo gaaray Caasimada Iran ee Tehran” isbaheysi ka...

Saraakiil ka Socota Ruushka oo gaaray Caasimada Iran ee Tehran” isbaheysi ka socda Dunida

0

Isniintii shalay ayey magaalada Tehran ee caasimada Iran soo gaareen wafdi saraakiil sare oo ka socda dowlada Ruushka.

Saraakiishan ayaa lagu wadaa inay la kulmaan Madaxweynaha iyo Madaxda Amniga dalkaasi.

Iran ayaa ka fakareysa qaabka ay u fulin doonto jawaabta weerarkii Israel ee lagu dilay hogaamiyihii Xamaas.

Wafiga Ruushka waxaa hogaaminaya Sergei Shoigu, oo ah xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka, iyagoo la kulmay Taliska Militariga Iran.

Maanta oo Salaasa ah ayaa lagu wadaa inay la kulmaan Madaxweynaha Iran.

Ad
Previous articleDuulaanka Iiraan ee Israel Waqtiga uu Dhacayo oo lagu Wargaliyay Wadamada G7 ka tirsan
Next articleSidee Galmudug loogu qabtay ninkii lagu badalay Kaba kutukade