Home Wararka Maanta Sanbaloolshe oo Maantay Magacaabay Taliyaal Badan Akhriso Qabiilada ay kasoo jeedaan

Sanbaloolshe oo Maantay Magacaabay Taliyaal Badan Akhriso Qabiilada ay kasoo jeedaan

0

Agaasimaha NISA C/llaahi Sanbaloolshe ayaa maanta sameeyay magacaabiddii u horreeyay.

1:Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir loo magacaabay C/fataax Shaaweeye oo kasoo jeeda Beesha  MURUSADE

2:Taliyaha Nabadsugida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loo magacaabay C/qaadir Xaayow. ABGAAL Xilkaan Waxaa laga qaaday Xamdi Xarawe oo kasoo jeeday Beesha Sacad Taas oo Dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Dalacsiiyay.

3:Muxiyaddiin Warbac Shadoor Taliye kuxigeenka Guud Ee Hey’adda NISA. Wuxuuna Kasoo Jeeda Beesha ABGAAL

Muxiyaddiin Warbac oo labadii sano ee la soo dhaafay ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir.

4, Abdi dheere Taliyaha Controoladda NISA ayaa Kasoo Jeesa Beesha Habargidir Gaar ahaan  Reer xaaji Saleemaan.

 

Ad