Home Wararka Maanta Salman Momika oo Kitaabka Quraanka Gubay Dhowr Jeer oo Toogasho lagu Dilay

Salman Momika oo Kitaabka Quraanka Gubay Dhowr Jeer oo Toogasho lagu Dilay

0

Salman Momika oo ahaa qaxootigii Ciraaqiga ee gubay Kitaabka Qur’aanka ayaa toogasho lagu dilay gudaha dalka Sweden. Weli faahfaahin kama aysan bixin booliska cida geystay dilka.

Salman ayaa waqtigii la tooganayay ku jiray tebin toos ah oo aaladda TikTok-ga. Ninkan ayaa horey dhowr jeer dadka hortooda ugu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka iyadoo ay difaacayeen Booliska dalkaas.

Ad