Safaaradda Mareykanka ayaa ku boorisay Madaxweyne Farmaajo inuu xaqiijiyo shir ay u dhan yihiin maamulada oo si buuxda looga qeyb galo, si loo dhameystiro heshiiska doorashada. Sidoo kale waxaa loogu baaqay Madaxda dowlad Goboleedyada in si shuruud la’aan uga qeyb galaan shirka.
Maraykanka ayaa Dowladda iyo Maamul Gobaleedyada usoo jeediyay in Shuruudo aysan ku xirin Ka qeyb-galka Shirkaan.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Loogu yeeray inuu xaqeejiyo Qabsoomida Shir Loo dhanyahay islamarkaana ay ka wada qeyb-galayaan dhamaan Maamul Gobaleedyada dalka.
Shalay ayaa qorshuhu ahaa inuu Muqdisho ka qabsoomo Shir ay isugu imaanayaan Madaxda Dowladda Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir, Hasa yeeshee Ma qabsoomin shirkaasi Loo dhanyahay
Ad