Home Wararka Maanta Safaarada Maraykanka oo markale hanjabaad usoo Dirtay Madaxda Soomaalida

Safaarada Maraykanka oo markale hanjabaad usoo Dirtay Madaxda Soomaalida

0

Safaaradda Mareykanka ayaa mar kale ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay ka dhabeeyaan balanqaadkooda ahaa in doorashada Baarlamaanka lagu soo gabagabeeyo 25-ka bishan Febraayo.

“Dowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqaladeysa hannaanka doorashada”ayaa lagu yiri Qoraalka Twitterka ee Safaaradda Mareykank ee Muqdisho.

Ad