Home Wararka Caalamka Ruushka oo burburiyay boqolkiiba 30 warshadihii korontada ee Ukraine hal toddobaad gudaheed

Ruushka oo burburiyay boqolkiiba 30 warshadihii korontada ee Ukraine hal toddobaad gudaheed

0

Ruushka ayaa bur-buriyay Boqolkiiba 30 Warshada korontoda sida ay ku warameyso Dowlada Ukraine.

Korontada ayaa ka baxday Caasimada Kyiv iyo gobollada kale ka dib markii warshad koronto ay ku dhaceen saddex weerar subaxnimadii Talaadada, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ukraine.

Ad