Home Wararka Caalamka Ruushka oo Shiinaha ka codsaday gargaar milatari Sida uu sheegay Mareykanka

Ruushka oo Shiinaha ka codsaday gargaar milatari Sida uu sheegay Mareykanka

0

Ruushka ayaa Shiinaha waydiistay gargaar militari iyo taageero dhaqaale tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka.

Ad