Dalabka Ruushka waxaa ka mid ah in la joojiyo dhaq dhaqaaqa militari ee Ukraine, isbedel lagu sameeyo dastuurka si dalku u qaato dhexdhexaadnimo, iyo in Crimea loo aqoonsado dhul Ruush ah.
Intaa waxa dheer, Ukraine waa in ay u aqoonsato labada Jamhuuriyadood ee yar yar ee Ruushku taageerayo ee Donetsk iyo Luhansk inay yihiin kuwo madaxbannaan.
Peskov ayaa sheegay in Ukraine ay ka warqabto dalabaadka Ruushka. Wafuuda wada xaajoodka labada dal ayaa ku kulmi doona Belarus.
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay