Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Robot loo bixiyay Garaad ayaa maanta Muqdisho lagu soo bandhigay

Robot loo bixiyay Garaad ayaa maanta Muqdisho lagu soo bandhigay

0

Shir hal maalin ah oo lagu soo bandhigay isla markaana la isku dhaafsanayay doodo iyo aaraa ku saabsan garaadka macmalka ee afka qalaad lagu yiraahdo IA ayaa maanta ka dhacay Muqdisho.

Shirka oo ay ka qaybgaleen xubno ka socday wasaaradda teknolojiyada Soomaaliya iyo khubaro dhinaca teknolojiga ah ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay robot leh garaadka macmalka ah.

Wiil dhalinyaro ah oo la yiraahdo Cabdicasiis Xasan Axmed ayaana lahaa hindisaha lagu sameeyay robot-ka. Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayuu sharaxay maskaxda robotka iyo sida uu u shaqeeyo

“AI Af-somali ah ayaa ku sameyay garaadkan macamalka, waxaana robot-kan la yiraah Garaad”

Cabdicasiis wuxuu sheegay in robotkan ka jawaabayo su’aalaha la weydiiyo kuna aqoonsanayo balse uusan wax dhaqdhaaq ah sameyneyen.Robot-kan ayaa ku shaqeynaya xogta internetka ku jirta wixii ka dambeeyay 2022-ka.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleAlshabaab Canshuur Qaadaayay oo nolosha lagu Soo Qabtay
Next articleXasan shiikh oo Digniin Adag U Diray Ganacsatada Alshabaab Lacagaha Siiya