Home Wararka Maanta Raysulwasaare Xamse Cabdi Barre oo goordhow gaaray Aadanyabaal

Raysulwasaare Xamse Cabdi Barre oo goordhow gaaray Aadanyabaal

0

Raísul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowladda oo la socda ayaa goordhaw gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Xamse Barre iyo xubnaha la socda waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale , waxaana loo galbiyay Raísul Wasaaraha goobaha ay joogaan saraakiisha ciidanka.

Raísul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa in uu la kulmo saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka, kuwaa uu kala hadli doono dar-dargelinta howlgalada la doonayo in Al Shababa looga saaro dalka.

Socdaalka uu Raísul Wasaare Xamse Barre ku tagay gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa imaanaya xilli ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka isaga soo baxeen deegaanno iyo degmooyin badan ay kaga sugnaayeen gobolka Galgaduud.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleMadaxweyne Cali Guudlaawe oo u Guuray Furimaha Dagaalka
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Ciidamada Dowlada oo isaga Baxay Degmada Ceelbuur