Home Wararka Maanta Raysulwasaare Rooble oo Raali galin Siiyay Imaaraadka Carabta

Raysulwasaare Rooble oo Raali galin Siiyay Imaaraadka Carabta

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa raalli gelin ka bixiyay dhacdadii Imaaraadka Carabta loogala wareegay lacagtii sagaalka milyan aheyd ee April 2018.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ballan qaaday in lacagtaas oo ku jirta gacanta dowladda lagu wareejin doono dowladda Imaaraadka waqtiga ugu dhaw.

Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaraha ka sheegay deeq gargaar ah oo dowladda Imaaraadka Carabta keentay Soomaaliya oo loogu tala galay gurmadka abaaraha, waxaana deeqdan guddoomay Wasiirka Gargaarka.

Ad
Previous articleDowlada Imaaraadka oo Gargaar Soo Gaarsiisay Magaalda Muqdisho
Next articleTaliyihii Booliska Degmada Guriceel oo Dib ugu Soo laabtay Degmadaas oo Mudo ka maqnaa(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here