Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed si weyn ayaana Loogu Soo dhaweeyay.

Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud waxaa Ku Soo dhaweeyay Ra”isul Wasaaraha iyo Wafdigiisa Madaxweynaha Konfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Laftagareen

 

Ra’isul Wasaaraha Ayaa halkaas uga  qeyb gali doono munaasabadda sanad guurada 3aad ee markii la doortay Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen)

Ad