Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Bare, ayaa magacaabay guddi.
Guddigani ayaa u hawl galaya gurmadka masiibadii qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddiga ayaa wuxuu ka shaqeyn doonnaa hubinta iyo la socoshada qasaarihii ka dhashay qaraxyadii dhacay, iyo fidinta gurmad deg deg ah.
Guddiga ayaa waxaa kamid ah wasiiro, wasiir kuxigeenno, iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan dowladda Soomaaliya.
Ad