Home Wararka Maanta Ragii Ka Dhex Dagaalamaayay xabsiga Dhexe oo Dhamaantood La Toogtay lana Soo...

Ragii Ka Dhex Dagaalamaayay xabsiga Dhexe oo Dhamaantood La Toogtay lana Soo Bandhigay(Sawiro)

0

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan.

Taliska Asluubta ayaa soo bandhigay meydadka raggii isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in markii horaba ay ragaasi ahaayeen Rag Ka Tirsanaa Alshabaab oo ku xukuman dil toogasho ah.

Taliska Ciidanka Asluubta ayaa goordhow faahfaahin dhameystiran ka soo saari doona sida ragaasi ay ku heleen hubka ay ku dagaalameen.

Ad
Previous articleShacabka Muqdishu oo Lagu Soo Rogay Canshuur ay ka naxeen
Next articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay Khasaaro lama Filaan ah oo Ka dhashay Weerarkii Xabsiga Dhexe