Home Raali galin Bahda Mudug24

Raali galin Bahda Mudug24

inta la socota Wararka Mudug24 mudo laga joogo hal sano waxaa gabaabsi noqday wararka joogtada iyo xiisaha lahaa ee mudug24 taasi oo ugu wacantahay dhanka wariyaasha iyo xafiiska mudug24 ee Somaliya oo dib u dhac xoogan soo wajahay.
mudo laga joogo 15 maalin waxaa dib u habeenay shaqooyinka warbaahinta mudug24 waxana dib u bilownay wararkii aad nooga barateen hadana waxaan idinka raaligalineynaa dib u dhacaasi dhacay.
maanta oo ay ciid tahay kuna beegan 20 bisha july waxaan idinkug wargalineynaa in aad si joogta ah ula socondoontaan wararkeena.
Fadlan hadii fakar ama talo aad noo heysa iyo nuuca wararka aad naga akhrisato fadlan xaga xoose noogu soo reeb.