Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Safar Dadbadan Dhaliileen ku Tagay Gaalkacyo(Sawiro)

Qoor Qoor oo Safar Dadbadan Dhaliileen ku Tagay Gaalkacyo(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magalaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyadoo ay si ballaaran usoo dhaweyeen odaayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Qoor Qoor ayaa Gaalkacyo Ku Tagay Safar Diyaaradeed oo uu kaga Baxay Dhuusmaareeb Taas oo Dadbadan Dhaliileen Asagoo Mari karay Dhulka.

Dadka Qaar Ayaa Sheegay Galmudug inuu Qoor Qoor Cabsi uu ka Qabo Dhulka Uu U Qaatay Diyaarad Taas oo lagu Macneeyey inay Is Haystaan Qabaailada Galmudug Badankood.

Ad
Previous articleRooboow oo Hanjabaaf Culus u Diray Macaliinta Dugsiyada
Next articleRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Kormeeray Xaruntaan Muhiimka ah oo kubTaal Baydhabo(Sawiro)