Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo Mudo kordhin Cusub oo Hal sano ah Heli Doona(Xog)

Qoor Qoor oo Mudo kordhin Cusub oo Hal sano ah Heli Doona(Xog)

0

Waxaa Maantay Inta Badan Madaxda maamul Goboleeyada Soomalaiya Soo Gaareen Muqdiaho Marka Lagareebo Deni.

Shirkaan Golaha Wadatashi Qaran ayaa Looga Hadli Doonaa In Dowlada Soomaaliya Soo Magacowdo Guddiga Doorashooyinka Dowlada Goboleedyada Balse Waxaa Taas Ka Biya Diidan Qoor Qoor Laftagareen iyo Axmed Madoobe kuwaas oo Doonaaya inay Qabsadaan Doorasho ay Dib ugu soo laabtaan.

Si Taas u Suurta Gasho Madaxweyne Xassan Sh ayaa la xaqiijiyey in uu madaxda dawlad gobaleedyada Koonfurta dalka ee mudo dhaafka ah siin doono hal sano oo mudo kororsi cusub ah, taas oo ka dhigan in Madaxda DG ay gaari doonaan dhammaadka 2025-ka.

Madaxweynaha ayaa ka doonaya Dawlad gobaleedyada Koonfurtu, in ay la ogolaadaan magacaabida guddiga doorashooyinka Madaxa banaan, baarlamaankana kala shaqeeyaan in uu dib u furmo.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleDeni oo Kuwajahan Boosaaso Xili Asad Diyaano Xilka lawareegay
Next articleShirka Golaha Wadatashi Qaran oo ka Furmay Muqdisho(Sawiro)