Madaxweyne Qoor Qoor oo Maalmahaan Si wayn uga Soo Horjeestay Go,aanadii dowlada Kadib Hubkii Caabudwaaq lagu Boobay ayaa Xalah Mar Qura Si lama Filaan ah U Taageeray Go,aanka Golaha Amniga Qaran oo Villa Soomaaliya Xalay soo Saartay.
Qoor Qoor ayaana La Kulmay Cadaadis Xoogan Kadib Markii Badi Xildhibaanadii Dowlada ee laga Soo Doortay Galmudug Mar Qura Kasoo horjeesteen kuna Eedeeyeen inuu Xilkiisi Dhamaaday.
Qoor Qoor ayaa Xalay Saqdhexe Xalay Soo saaray Qoraalkaaan “Dowladda Galmudug waxey soo dhaweyneysaa go’aannada kasoo baxay Golaha Amniga Qaranka”
Galmudug ayaana Halmar u jeestay doorasho Taas oo Lama Filaan Noqotay Hubka lagu Boobay Caabudwaaq ayaana Soo Dadajiyay In Qoor Qoor oo Bilo uun Dhimanyihiin Loogu Baaqo inuu Doorasho Usoo Diyaargaroobo.