Home Wararka Maanta Qodobada Xasaasiga ah ee Ku jira Sharciga Doorashooyinka ee Maantay Wasiiradu ansixiyeen

Qodobada Xasaasiga ah ee Ku jira Sharciga Doorashooyinka ee Maantay Wasiiradu ansixiyeen

0

Nuqul ka mid ah sharciga doorashooyinka ee asteyneysa Hannaanka loo marayo Golayaasha deegaanka heer degmo iyo kan Caasimadda oo ah mid kala duwan.

1- Magaala madaxda dalka ee Muqdisho ayaa yeelaneysa Gole ka kooban 49 xubnood iyo Duqa Caasimadda iyo Kuxigeenkiisa oo si toos ah oo qarsoodi ah ay u soo dooranayaan cod bixiyeyaasha diiwaan gishan (Vote Registration)

2- Degmo kasta oo magaalo madaxda dalka ah waxay yeelaneysaa Gole deegaan iyo duqa degmada oo la soo dooranayo.

3- Degmooyinka Caasimadda Muqdisho ayaa yeelanaya labo darajo oo Gole deegaan ah (A) oo noqonaya 15 xubnood, halka darajada (B) ay noqoneyso 11 xubnood gole deegaan ah, taasoo macnaheeda tahay sida ay u kala helayaan darajooyinkaas ay tahay sida ay degmooyinka u kala weyn yihiin.

Ad
Previous articleMidowga Afrika oo diiwaan-geliyay musharraxiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika iyo Soomaaliya oo….
Next articleMasar Ma Ayadaa Dalbatay inay Soomaaliya Ciidan Usoo Dirto Mise Waa Laga Dalbaday?