Home Wararka Maanta Qarax Culus oo ka Dhacay Magaalada Camaara iyo khasaaraha ka Dhashay

Qarax Culus oo ka Dhacay Magaalada Camaara iyo khasaaraha ka Dhashay

0

Warar Dheeraad ah Ayaa kasoo baxaaya Qarax ka Dhacay Galmudug Gaar ahaan Degmada Camaara oo Alshabaab Maamulaan.

Afar Caruur oo isku qoys ah sida la sheegay
ayaa dhaawacyo culus kasoo gaareen miino ay
kooxda Alshabaab  ay ku aastay gudaha
deegaanka Camaara ee koofurta Gobolka Mudug

Ehelka caruurta ku dhaawacmay qaraxyada ay Kooxda Alshaab ku aastay gudaha magalada ayaa sheegay in dhaawac caruurtu uu aad u lito isla markaana hada lagula tacaalayo gudaha deegaankaasi.

 

Dowlada Somaliya oo Xirtay Dhamaan Website-yada Xiriirka lalahaa Kooxda Shabaab

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha ah oo ay Al Shabaab lahaayeen, iyadoo horay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in ka badan 30 bar mareeg

Dowlada Somaliya oo Shaacisay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod Ah

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa

Xiisada u Dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo Kordheysa

Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa Rabitaanka 

Nabadoono Caan ahaa oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka hotel Qaahira ee Baledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir
Ad
Previous articleWariye wax ka sheegtay dheerarka rai’sul wasaaraha Taliyaaniga oo lagy Xukumay inay raysulwasaraha Lacag siiso
Next articleSheekh Shariif oo durba culeeska ku kordhiyay Xasan Sheekh iyo Kulamo Xasaasi ah oo Socda