Home Wararka Maanta Qarax Culus ah oo lagu Qaaday Taliye Xasan jaamici oo Shalay Muqdisho...

Qarax Culus ah oo lagu Qaaday Taliye Xasan jaamici oo Shalay Muqdisho Soo Gaaray

0

Kornel Xasan Jaamici oo shaley uun safar ka yimid oo qarax halis ah lagu dhaawacey & 3 kamid ilaaladiis oo geeriyoodey.

Taliye Xasan Jaamici ayaana Lagu Weeraray Qarax ismiidaamin ah oo Kaaso oo haleelay Gaarigiisa Dhaawac Culus ayaana La sheegay inuu Soo Gaaray Xasan Jaamici oo Haatan lagu Dabibaayo Hospital ku yaala Muqdisho.

Xasan Jaamici ayaana Soo noqday taliyaa Ciidamada 21aad Ee Ka Howlgala Galmudug Inkastoo uu  Markii Danbe ka Mid ahaa Ragii Furimaga Dagaalka Kasoo Saaray Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Galmudug.

 

Ad
Previous articleDeni oo lagu wargaliyay inuu Wadahadal Deg deg ah La Furo Dowlada Soomaaliya
Next articleWasiirka dagaalka ee Israa’iil Benny Gantz ayaa ku hanjabay in uu is casili doono haddii uusan Netanyahu dejin qorshe dagaal xili Xaladu ku xuntahay Israil