Home Wararka Maanta Qaasin Axmed Dhuxul oo Sideed Sanobkadib Gacanta Dowlada Maantay Soogalay

Qaasin Axmed Dhuxul oo Sideed Sanobkadib Gacanta Dowlada Maantay Soogalay

0

Qaasin Axmed Dhuxul Geesey jabhad in ku dhaw 8 sano ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa maanta isku Soo dhiibay CXD gaar ahaan guutada 28 qaybta 21aad ee milliteryga soomali.

Qaasim oo ku dhashay Degmada masaajid Cali- gaduud ugana biiray Kooxda Alshabaab ayaa kadib markii uu u adkeysan waayay Dhagartooda waxa ay dantu biday inuu isku dhiibo CXDS.

Qaasim ayaa ka qayb qaatay dhow dagaal oo argagixisada damceen iney ku qaadan CXD lkn qasaara baaxad ay ka gaaray argagixisada.

Sidoo kale Kooxda Alshabaab ayaa mudda sanad ah argagixisada ugu xirnaa degmada galhareeri ee gobalka galgaduud, Haddana waxa uu isku Soo dhiibay CXD ee ku sugan magalada Mesewagaaa.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Masar oo Si Adag ugu Hadlay kasoo saaray iskaashiga Masar iyo Soomaaliya
Next articleXildhibaan Abiib oo 30 Maalin oo Xabsi ah Kadib Goordhow Lasiidaayay