Home Wararka Maanta P.m Xamse oo Safarkii Baydhaboo Kadib Galabtay soo Laabtay

P.m Xamse oo Safarkii Baydhaboo Kadib Galabtay soo Laabtay

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maalmahan safar shaqo oo mirodhal ah ku joogay magaalada Baydhabo, ayaa galabta u dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho.

Raysulwasaraha Soomaaliya ayaana Ku Guulaystay Xalinta Tabashadii Maamulka Laftgareen Waxaana la Filaayaa Laftagareen inuu Dhawaan soo Gaaro Muqdisho Si uu uga Qayb Galo Shirka Madasha Wadatashi Qaran oo la filaayo Dhamaadka Bishaan inuu Qabsoomo.

Ad
Previous articleRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Kormeeray Xaruntaan Muhiimka ah oo kubTaal Baydhabo(Sawiro)
Next articleDowlada Soomaaliya oo Cunaqabatayn Adag Saartay Alshababkii ku Sugnaa Galmudug