Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Rooble ayaa ku bogaadiyay Cabdi Xaashi dib u doorashadiisa iyo munaasabadda Ciidul Fidriga.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa sidoo kale ka wada hadlay dhammeystirka doorashada iyo u diyaargarowga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ka dib doorashadii guddoonka labada aqal ee BJFS oo dhowaan la qaban doono.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhinaciisa rooble ku amaanay sida uu ugu dhabar adeygay doorashada iyo dedaalka xoga leh ee uu ku bixiyey, isagpp xusay iney taariikhfu xusi doonto.
Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka
War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay
Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta
Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay
Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu
Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad