Ukrain ayaa aad ugu faraxsan in dalkaasi uu helay gantaalada lidka diyaaradaha ee Norway ay samaysay, waxayna Norway uga mahadcelinaysaa gacan ka gaysatay.
Isniintii, ku dhawaaqista ayaa timid in waddanku uu helay nidaamka difaaca hawada ee Aspide iyo Nasams. Gantaalkan ayaa loo adeegsan doonaa in dalka laga difaaco weerarada cirka ee Ruushka.
-Hubkani waxa uu si weyn u xoojin doonaa ciidamada Yukreeniyaan waxaanu ka dhigi doonaa mid Dhanka Hawada amaan ka hela, wasiirka difaaca ee Ukraine Oleksiy Reznikov ayaa sidaas ku qoray bartiisa Twitter- ka Isniintii.
– Waanu sii wadi doonnaa inaan soo ridno hubka cadowga nasoo weeraray. Waad ku mahadsan tahay saaxiibadayada Norway, Spain iyo USA, ayuu qoray.
Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin
Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,
Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad