Home Wararka Maanta Ninkii Dilay Marxuum Maxamed Axmed Faarax oo Laga Dajiyay Garowe

Ninkii Dilay Marxuum Maxamed Axmed Faarax oo Laga Dajiyay Garowe

0

Taliska ciidanka boliiska Soomaliyeed ayaa maanta ka dejiyey magaalada Garoowe eedeysane maalin ka hor laga soo qabtay dalka Kenya.

Hoggaanka xiriirka dibadda (Interopl) ee boliiska Soomaaliyeed ayaa saaka aroortii diyaarad ku qaadey eedeeysane Maxmed Cumar Ciise oo horay u dilay Marxuum Maxamed Axmed Faarax.

Eedeysanhaan ayaa lagu wareejiyey laamaha amaanka gobolka Nugaal, si loo horgeeyo Maxkamada loona marsiiyo Cadaaladda.

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada iyo Kuwa Macawislayda oo Ku Dheelmaday Alshabaab Jiifay Hubna kasoo Furtay(Sawiro)
Next articleSoomaaliya oo Markale U Dacwootay Maraykanka(Sawiro)