Ciidamada Nabad sugida Qaranka ayaa goordhow gacanta kusoo dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu xalay dilay Alle ha u naxariistee Labo Xidigle Xasan Quuri, oo ahaa sarkaal ka tirsan booliska Galmudug. Ninkaasi ayaa lagu qabtay duleedka magaalada Dhuusamareeb.
Agagaarka Isbitaalka weyn ee Dhuusamareeb Ayaa Xalay Saq dhexe lagu dilay Labo Xidigle Xasan Quuri, oo ka mid ahaa saraakiisha Booliska Galmudug.
Ad