Home Wararka Maanta Natiijadii ugu horreysay ee tirinta cododka doorashada Turkey oo la shaaciyay

Natiijadii ugu horreysay ee tirinta cododka doorashada Turkey oo la shaaciyay

0

Guddoomiyaha Guddigga sare ee doorashada Turkey Axmed Yener ayaa shaaciyay tiradii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynenimada ee Turkey.

Waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda aan la furin 27 sanduuq oo ay codod ku jiraan.

Sideed kun iyo shan iyo lixdan sanduuqa oo keliya ayaa laga furay sanduuqyada codeynta ee qurbajoogta.

Waxaa weli dhiman Kun shan boqol iyo sagaal iyo laabatan sanduuqa oo ay qurbojoogta ku codeeyeen.

Ilaa iyo hadda waxa uu Erdogan heystaa 49.40 boqolkiiba tirada guud ee cododka la tiriyay. Musharaxa mucaaradka ee Kilicdaroglu ayaa helay 44.96 boqolkiiba.

Madaxweynaha Galmudug oo booqasho ku tagay xarunta Hay’adda SoDMA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana xarunta ku soo dhaweeyay guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle. Madaxweynaha Galmudug

Caalamka:- Dowlada Sacudiga oo 14 Dal African ah ka joojisay Visa Cumrada

Maamulka sare ee Boqortooyada Sacuuduga, ayaa si KMG ah u hakiyay in viisooyinka cumrada, ganacsiga iyo booqashada qoysaska xilligan la siiyo dadka kasoo jeeda 14 dal , kuwaa oo kasoo

Donald Trump oo Shaaciyay Hadalo Hanjabaad ah oo ku socda Iiraan

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa xalay shaaca ka qaaday in dowladda Iran diyaar u tahay in ay la galaan wadahadallo toos ah ay uga wada hadlayaan barnaamijka Nukliyeerka, inkastoo

Caalamka:- Microsoft oo shaqada ka joojisay gabar indhaha caalamka qabsatay

Gabar lagu magacaabo Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft, ayaa qabsatay indhaha caalamka, kaddib markii ku dhax mudaharaaday munaasabadda sannad-guurradii 50-aad ee shirkadda

Ex Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo Geerida Jeneraal Sheegow

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay baaritaan dhab ah ku sameeyso Geerida ku timid Jeneraal Sheegow oo in muddo ah u xirnaa Dowladda
Ad
Previous articleIntabadan wadooyinka Muqdisho oo Maantay Xiran iyo Sababta oo la Shaaciyay
Next articleGuddiga doorashada oo natiijada rasmiga doorashada Turkiga ku dhawaaqay