Home Wararka Maanta Nabadoon Omar Nuur Bacuuli oo lagu Dilay Muqdisho iyo faahfaahin kasoo baxaysa

Nabadoon Omar Nuur Bacuuli oo lagu Dilay Muqdisho iyo faahfaahin kasoo baxaysa

0

Nabadoon caan ah ayaa caawa lagu dhaawacay Dagmada Wadajir ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray

Omar Nuur Bacuuli ayaa ka tirsanaa nabadoonada beesha Shiikhaal, waxaana lagu toogtay xaafada Al-Aqsa ee degmada Wadajir.

Koox ku hubeysan Bastoolado ayaa si xun u toogtay Nabadoonka oo Maalma ka hor ka soo laabtay dalka Sacuudiga oo ku soo gutay cimrada.

Dhaawaca Nabadoonka ayaa loola cararay mid ka mid ah isbitaalada Muqdisho oo lagula tacaalayo, iyadoo wararka qaar sheegayaan inuu dhaawaiciisu yahay mid halis ah.

Ad