Nabadoon Cali Jeesto ayaa diiday go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka uu ku ansixiyay kursiga HOP067, waxaana uu Nabadoonku caddeeyay in aanay aqbali doonin gefka Guddiga ka soo baxay,.
sidoo kale waxaa uu sheegay in Dowlad Goboleedka Galmudug aysan xaq u laheyn inuu soo magacaabo oday dhaqameed aan jirin ee loo sameystay in lagu boobo doorashada.
Ad